Maqal iyo Muqaal:Gudoomiye Jawaari oo ka hadlay mooshinkii ay xildhibaanada ka gudbiyeen

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka qeyb galayay Kulan deg deg ahaa oo ay yeesheen Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay mooshinkii laga gudbiyay.

Waxa uu sheegay in mooshinkii uu dhamaaday Maalinta Sabtida ah wixii ka dambeeya Golaha Shacabka Soomaaliya ay geli doonaan Shaqooyinkooda caadiga ah,lona baahan yahay lays cafiyo isla markaana Xildhibaanada Golaha Shacabka ay Maanta muujiyeen Dimuqraadiyad iyo dowladnimo sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.