Daawo:Xildhibaan Ibi oo ku Guuldaraystay Taageeradii uu umuujiyey Shirka DP World iyo Imaaraadka

Xildhibaan Cabdirixmaan Xaaji Aadan Ibi oo tirsan golaha shacabka ayaa ka hor inta aan la codeyn guddoonka ka codsaday in dib loo dhigo kiiska shirkadda DP world lana sugo faahfaahin ay ka bixiso xukuumadda federaalka arrinkaas.

Xildhibaanada Barlamaanka Soomaliyeed ayaa ka horyimid codsigii Xildhibaan Ibi waxaana barlamanka Soomaliya isku raaceen in shirkada Imaaraadka ee DP world aysan dalka Soomaliya Ka shaqeyn Karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.