Daawo:Barlamanka Somaliya oo ka horyimid heshiiskii DP World ee Berbera iyo Bosaaso iyo shacabka Puntland, Somaliland oo soo dhaweeyey

bosaso

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan uga socdo xaruntooda ayaa ansixiyay xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Soomaaliya, Xeerkaan oo dhowr qodob ka kooban ayaa lagu eedeeyay Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta inay si bareer ah ugu xadgudubtay siyaasadda, madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya, iyadoo gebi ahaanba dalka laga mamnuucayo DP World.

Wararka naga soo gaaray maamul goboleedka soomaliyeed ee Puntland ayaa waxay sheegayaan in shacabka Puntland ay soo dhaweeyey qodobada kazoo baxay Barlamaanka Soomaliya ee looga soo horjeedo shirka Dp world ee dalka Imaardka.

dhanka kale shacabka Iyo madaxda Somaliland qaarkood ayaa soo dhaweeyey goaa,kaas kazoo baxay Barlamaanka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.