Daawo:Faysal Cali waraabi iyo Qaar Kamida Wakiilada oo Fooda Isdaray

faysal

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucud oo Maanta ka Hadlaayey Maanta Hargaysa ayaa waxuu sheegay Baarlamaanka Soomaliya markuu ka hadlaayey arinta Barbara sida ay isu garab istaageen, Kan Baarlamaanka Soomaliland sidii ay uga horyimaadeen Wasiirkii arimaha dibada Soomaliland oo uga waramayey Heshiiska Berbera Iyo imaaraadka.

Hadalkaas Faysal Cali waraabe kadib qaar kamida oo ka tirsan wakiilada Soomaliland ayaa ka baxay Munaasabdii looga hadlaayey doorshada Aqalka wakiilada Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.