Dhageyso:Dowlada soomaliya oo ku Gacan seertay hadalkii Alshabab

mahdi

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Saacado kadib ka hadashay warar sheegayay in Al-Shabaab Saddex degmo oo ka mid ah Gobolka Banaadir ka mamnuuceyn Ciyaarta Kubbada Cagta Degmooyinka Deeyniile, Hurwaa, iyo Yaaqshiid.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in weli dalka aysan ka dhicin in dhalinta Ciyaara Kubadda Cagta ay cabsi qabaan in laga joojiyo Ciyaaraha, majiri jirin in koox nabad diid ah ay soo saarto amar ah in la joojiyo ciyaarta kubadda Cagta ee Muqdisho,majir jirin in looga baqo in la qarxiyo Garoomada lagu Ciyaaro,majiri jirin qof Dhalinyarada iyo ciyaaraha u dhaq dhaqaaqa in uu ka walwalo amnigiisa lafihiisan uu u baqo,laakin ogaada amniga muhiim ayuu inoo yahay waana mid horseedka u noqda horumarka ayuu yiri R’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.