Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Gaaray Dhuusa Mareeb

Wafti uu hogaaminaayo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi carabay oo maalmihii dambe socdaal ku maraayey magaalooyinka Galmudug oo ka waday nabadeen ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey magaalo madaxada Galmudug ee dhusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.