Madaxweyne kuxigenka galmudug maxamed xashi iyo wafdi uu hogaminayo ayaa garay deeganka bali sonkor

Madaxweyne kuxigenka galmudug maxamed xashi iyo wafdi uu hogaminayo oo kakoban wasiro xildhibano katirsan galmudug mamulka dagmada caabudwaq iyo gudiga xasilinta ayaa manta garay deeganka bali sonkor oo ay kajirtay xiisad kusalaysnayd daaqa iyo deegaameynta dhulka oo udhaxaysay beelaha walaha ah ee kasoo kala jeeda caabudwaaq iyo cadado ayadoona uu wafdi uu hogaminayay madaxweyne kuxigenku kulo uu layeshay odayasha labada dhinac kadib uu sosaray sadex qodob.

1:in lajojiyo barago cusub oo dhawan halkaa laga bilabay lana xabalo barag lashegay in amar dido lagu sameyay oo in tii layirih jojiya lasi waday
2:in daaqu uu furanyahay bilaa hub
3:in malinta taladad ay dowlad goboledka galmudug ay dhigayso gogol lagu soo afjarayo coladan
Xog intaa kabadan filo

Warbixintii Wariye Mahad Bashiir Osman

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.