Daawo:Kenya oo ka mamnuucday dalkeeda Mucaaradka Dowlada Farmaajo

Dowlada Kenya ayaa waxaa dalkeeda ka mamnuucday Mucaaradka Dowlada Soomaliya ee Hogaamiyo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Iyo Raysawasaare xasan Cali Khayre saasna waxaa Sheegay Gudoomiyaha Barlamaanka Dalka Kenya Aadan Barre ducaale.

Gudoomiye Aadan Barre ayaa waxuu intaas ku daray inaan Kenya rabin in lagu tuhmo inay dowlada soomaliya kasoo horjeedo, dowlada Kenya waaxay garab taagan tahay Dowlada Soomaliya waxaana ka dhexeeya xiriri wanagsan.

Hadalkaan kasoo yeeray Kenya ayaa waxuu noqonayaa mid waji Gabax ku noqonaya Mucaaradka dowlada Soomaliya


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.