Daawo: Raysawsaare Khayre la dardarmay in 2000 Askari oo Caawa ka hawgalaya Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan lagu soo bandhigay ciidaan gaaraya 2000 uu ka qayb galay Raysawsaaraha Soomaliya,Wasiirka Aminga, Gudoomiyaha Gobolka Baandir Iyo taliyaha Booliska, Asluubta Iyo amisom.

Ciidamadaan ayaa waxa dardaaran ujeediyey Raysawasaare Khayre wuxuuna usheegay inay sugaan amaanka Magalada Muqdisho, waana markii u horaysan ay ciidamo isku dhaf ay ka hawl galaan loomana baahna in la arko ciidamo ayaku iska hor imaanaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.