Taliyaasha Booliska,Nabad Sugidda iyo Asluubta oo la magacaabay

deg

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeehsey kulan deg deg ah ayaa waxaa ay soo magacaabeen taliyaasha cusub ee Booliska,Nabadsugidda iyo Asluubta, Shirka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa looga hadlaya arrimo badan oo horyaal xukuumadda, waxaana kamid ahaa magacaabista Taliyaha Booliska oo loo magacaabay Bashiir Cabdi Maxamed, halka Taliyaha Nabadsugida loo magacaabay Xuseen Cusmaan Xuseen , Taliyaha Asluubta loo magacaabay Sareeyo guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo horay xilkan u hayay.

Magacaabista Taliyaasha Nabad sugidda iyo Booliska ayaa in muddo ah la sugayay, kadib markii xilalkii horey looga qaaday taliyaashaasi,sidoo kale waxaa la magacaabay taliyaha ciidanka Asluubta ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.