Maxkamada Hargaysa oo xarag iyo Ganaax ku xukuntay Naafo Cabasho kamuujiyey dabaal dagii Naafada

xabsi

Maxkamada Magaalada Hargaysa ayaa waxay Xarig ciqaabeed Iyo Ganaax ku xukuntay Naafo Cabasho ka hor muujisay Xuskii Maalinta Naafada oo Hargaysa Lagu Xukumay, Naafadaan ayaa waxaa lagu xukumay labo sanaood Iyo labo Milyan oo Ganaaxa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.