Maqal iyo Muuqaal:Wafdi ka socdey Guddiga Xasilinta Degmada Caabudwaaq ayaa socdaal ku tagay deegaanka Ina Gibile ee Waqooyiga gobalka Galgaduud

Wafti isugu jira Xildhibaano, wasiiro Iyo qurbajoog ayaa waxay tageen deeganka Gibile ee duleedka Caabudwaaq, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha waxuuna uga warbixiyey baahiyaha kajira degaanka Gibile oo ay kamid yihiin Caafimaadka, waxbarashada Iyo adeegyada Bulshada oo loo baahan yahay in wax laga qabto.

waftigaan ayaa waxay balaqaaden inay caafimaadka wax kaqabanayaan Maamulka Galmudug Iyo dowlada Federaalka ka ahna kala kaashanayaan.



cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.