Madaxwaynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo noqday ayaa ka hadlay Shirkii Udhaxeeyey Itoobiya iyo ONLF ee lagu martiqaaday

madoobe

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo kusoo laabtay Magaalada kismaayo ee xarunta Ku meel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxuu ka warbiyey shirkii u dhaxeeyey Itoobiya Iyo ONLFee ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Shirkaan ayaa waxaa lagu casumay Axmed Madoobe Iyo Xubno kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.