Baarlamaanka Hirshabeele ayaa si cad uga horyimid Canshuur dhaaf loo sameeyo kaniisadaha

kaniisad

Xildhibaanada Maamulka dowlad goboleedka hirshabeele ayaa kal fadhigoodii waxay uga doodeen hidiso sharciyeedka Wasaarada Maaliyada Hirshabeele, Baarlamaanka Hirshabeele ayaa waxay sheegeen inaan la aqbali Karin Hindisaha Wasiirka Maaliyada Hirshabeele Maxamed Maxamuud “Maxamed Dheere” usoo gudbiyey oo ku sheegay in kaniisadaha Canshuur dhaaf loo sameeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.