Munaasabad lagu doortay gudomiyaha ardada jaamacadaha Uganda Kampala”Sawiro”

arday

Waxaa Dalka dibadiisa Jaamacadaha kuyaala wax kabarta arday badan dalalkaasna waxaa kamid ah dalka Ugandha oo Arday badan oo ka timid Soomaliya ay wax kabartaan Ardaydaan qayb kamid ah ayaa waxaa ka yimaadeen Gobolada jubbooyinka Iyo wGalgaduud.

Hadaba Ardayda Jaamacadaha Dalka Ugandha ee kasoo jeeda degaanada Galgaduud Iyo Jubbaland ee beesha sade ayaa waxay doorteen gudomiyaha ardada jaamacadaha Uganda waxaana gudoomiye loo doortay Maxamed muuse.
ardayda

arday

araday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.