Daawo:Gudoomiyaha Gudiga Dhismaha Dekedda Cusub ee Boosaso Fuad Aflow oo Fariin adag Udiray Imaaradka Iyo Gaas

doon

Waxaa Maanta jimco Si toos u bilaabatay in labilaabi sidii looga soo dajin lahaa doonto kusoo Caariday Xeebta Boosaaso taas oo ay gurmad bad baado ka wayday Maamulka Puntland Iyo Shirkada Imaraadka ee lagu wareejiyey Dekada Bosaaso.

Ganacsatada Puntland oo kaashanaaya Shacabka Iyo Culimada ayaa waxay sameeyey in dhisaan dekada kumeel gaara Waxaana ujeedada loo dhisay dekedaan ay aheyd Badbaadinta Hantida saaran Doonta Xafiis oo Shantii Bishan ku soo caariday Xeebta Boosaso.

Hadaba Gudoomiyaha Gudiga Dhismaha Dekedda Cusub ee Boosaso Fuad Aflow ayaa waxuu sugaan ku camabiray sida ay tahay xaalka Dekada Boosaaso Iyo shaqada ay qabteen waxuuna sheegay inay sagaal maalmood Iyo 316 Mitir oo bada baa laxabaalay ilaahayna wana nagu guuleeyey sida laga yeelaayo dekadaana dowlada ayaan kala tashanaynaa “Xoogeenaan ilaahay kama dhigo Hal Bacaad Lagu Lisay”

Daawo Video Yuusuf Cabdi Shire

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.