Daawo:Waxgaradka Caabudwaaq ayaa waxay Digniin udireen maamulka Galmudug

Waxagaradka Kasooo jeeda waqooyiga Galgaduud ayaa kulan ay ku yeesheen Guriga Ugaaska ayaa waxay diginiin u direen maamulka Galmudug, waxayna uGu baaqeen maamulka Galmudug in si wanagsan wax loo qaybsado oo aan lafowdeen sidii lagu aqoon jiray.

Waxay kaloo baaqeen u direen Xildhibanada,Wasiirada Iyo waxgaradka inay isugu yimaadeen si dhaqso badan kulan looga arisan doono ayaa arimaha kasoo cusboonaadeen Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.