Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Cabdirisaaq Cabdi Diiriye iyo Fartuun Jaamac Mire”Sawiro”.

Maamulka Iyo shaqaalaha Warbaahinta Gedotimes waxay Tahniyad meher wacan ah u dirayaan Cabdirisaaq Cabdi Diiriye iyo Fartuun Jaamac Mire oo meherkoodu ka dhacay Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaan lee nahay guurkiina allaha kadhigo mid qayr qaba awlaad fiicana allaha idin siiyo.

بَارَكَ اللهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر

khaliif

aroos

aroos
aroos

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.