Daawo:Jawaabtii Gaas ka bixiyey Mar lawaydiiyey Sida laga yeelayo dhulka Somaliland ka qaybsaty Puntland

gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed Cali Gaas oo ka soo laabtay magaaladda Muqdisho kadib Shirka Amniga Qaranka ayaa waxaa soo wajahay baaqyo kala duwan oo ka imaanaya Shacabka Iyo Xildhibaanada Puntland ayakoo dalbanaya in Maamulka Gaas ka jawaabo dulaanka Gardarada ah ee Somaliland kusoo qaaday Dhulka Puntland.

Wariyaha Tvga SBC TV ayaa waxuu waydiiyey Madaxwayne Gaas “Xildhibaanada Puntland ay dalbadanayaan in Xukuumada lagula Xisaabtamo deegaanada Puntland Laga Haysto” Madaxwayne gaas ayaa waxuu kaga Jawaabay siadaan, “”Dastuurka Puntland ayaa faraya Dalka in la difaaco, Dadka Shacabka ahna Anagu warkiisu Kuma Shaqeyno Dowladuna Kuma Shaqeyso””

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.