Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday xerada Maslax.

Waxaa xalay kooxo hubeysan ay Weerar ku qaadeen xerada  maslax oo fadhiisimo u ah ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM.

Qaar ka mida dadka deegaanka ayaa sheegay in daqiiqado kooban ay rasaas isweydaarsanayeen ragi weerarka Soo qaaday in ciidanka dowladda ee xerada  joogay  ilaa iyo hada lama xaqiijin  khasaaraha rasmiga ah ee weerarkaas ka dhashay.

Degmooyinka kala duwan ee Ku yaalla Gobolkaani Banaadir ayaa inta badan waxaa ka dhaco weeraro ku dhufee ka dhaqaq ah iyo bambaanooyinka lagu tuuro xarumaha iyo saldhiggayada Ciidanku joogaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.