Gudoomiyaha gudiga dooraashooyinka oo gaaray Kismaayo iyo Allaha Unaxariistee Wasiir Siraaji walalkiis oo Xildhibaan loo dooran doono iyo

Wafdi ay Hogaaminayso Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan ee heer Qaran Xaliimo Siciid Ibraahim Xaliimo Yareey Ayaa Soo Gaaray Magaalada Kismaayo waxayna uga Mahadcelisay Masuliyiinti Kuso Dhaweeyay Garoonka diyaadaha Kismaayo.

Waxayna Sido Kale kaloo sheegtay Xaliimo Yarey inay Samayn Doonaan Diiwaangalinta Musharixiinta Utaagan Kursiga Banaan Iyo Kulamo Ay Layeelan Doonaan Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Kudhaqan Magalada Kismaayo.

Kursiga loo tartamayo ayaa waxaa ka dhintay wasiirkii hore ee Wasarada hawlaha Guud ee Soomaliya Siraaji waxaana lafilaya inuu kusoo baxo walalkiis oo hada u tartamaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.