Dhageyso:Qodob Halis ku ah Xeerka Kaluumaysiga Soomaliyeed oo ku jiray Heshiiskii Qeybsiga Kheyraadka Badda

bad

Dowladda Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, ayaa sabtidii heshiis ku meel gaar ah ka gaaray, qebsiga dakhliga kasoo xarooda bixinta rukhsadaha kalluumeysiga. Khubarada dhinaca badda ayaa sheegaya in heshiiskaasi ay ku jiraan dal-daloollo isla markaana uu ka hor imanayo xeerka kalluumeysiga Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare) ayaa idaacada Voa uga waramay waa ka qal;dan heshiiska dowlada Soomaliya Iyo maamul Goboleedka ku gaareen Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.