Daawo:Shirkadaha Diyaaradaha Ee Xajka Ka Shaqeeya oo la kordhiyey iyo Xildhibaan IBI oo Kamid Noqday

Waxaa Mudooyinkii dambe isi soo taraayey dhaliilaha loo soo jeedinaayey Shirkadaha dadka Xajka u qaado kuwaas oo Lacag badan kaqaata, hadaba waxaa magalada Muqdisho war saxaafadeed ku qabtay Shirkado ay Wasaarada Awqaafta Iyo Diinta Soomaliya ay siisay ogalaansho.

Shirkadaahan lasiiyey ogaalashaha inay Shacabka Soomaliyeed u qaadaan Xajka ayaa waxaan la ogayn inay ka qaadayaan qidmad tii hore ee ay kaqaadayeen shirkdaha Daalo Iyo Jubba ama mid ka yar, Xildhibaan Cabdirixmaan Xaaji Aadan Ibi ayaa asaguna sida lasheegaya kamid ah shirkadaha Xujaajta Sanadkaan u qaadaya dalka Sacuudiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.