SAWIRRO: Xuska Maalinta Raadiyaha oo Muqdisho ka socota

Munaasabad Ballaaran oo lagu xusaayo maalinta Raadiyaha Adduunka iyo sidoo kale Sanadguuradii Shanaad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay dalladda Warbaahinta ee SOMA ayaa maanta ka socota Magaalada Muqdisho
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Qaar ka mid ah Bahda Warbaahinta ee ku sugan Muqdisho iyo ururada ka shaqeeya arimaha Saxaafadda.

Maalinta Raadiyaha ayaa  ah Maalin ku weyn adduunka , waxaana Raadiyeyaasho ay ka mid yihiin kuwo sida aadka ah looga dhageysto Adduunka.

Munaabadaan ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galaya dad mudda dheer kasoo shaqeynayay warbaahinta Soomaalida .

13-kii bishii November ee sanadkii 2011 ayaa hay’adda qaramada midoobay ee UNESCO waxa ay u aqoonsatay 13-ka bisha February in ay tahay maalinta caalamiga ah ee Raadiyaha,ka dib markii ay soo jeedisay boqortooyada dalka Spain

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.