Xildhibanada Dowlada Federalka Soomaliya ayaa Cadeeyey in Dhuxusha wali Laga dhoofiyo Kismaayo

dhuxul

Waxaa isi soo taraya wararka sheegaya in dhoofinta dhuxusha si joogtada uga socota dekada magaalada Kismaayo ee xarunta Ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbland, Maamulka Jubbaland ee Axmed madoobe hogaansho ayaa horay iskaga fogeeyey eedaymo loo soo jeediyey oo ahayd in kismaayo laga dhoofiyo Dhuxusha taas oo xaalufin ku haysa deegaanka.

Hadaba Xidhibaanada kamida Barlamaanka Federaalka ah Soomaliya ee Laga soo doorto Jubbaland Sagal Isaaq Biixi ayaa waxay bogeeda TWitterka ku qortay in wali dhuxushii laga dhoofiyo Magaalada Kismaayo hadalka xildhibanada ayaa waxay fadeexad ku tahay maamulka Axmed madoobe Hogaansho oo horay udiidanaa inay kismaayo dhuxusha laga dhoofiyo.

sagal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.