Daawo:Ciidamo Katirsan Soomaliland oo isu soo dhiibay Ciidamada Dowlada Soomaliya qaybtooda Puntland

Ciidamo Katirsan ciidamada Somaliland oo ku suganaa deegaanka Carawayn ee gobolka Cayn ayaa si rasmi ah uGu biiray Ciidamada Dowlada federalka Soomaliya qaybtooda Buuhoodle, Ciidamadaan kusoo biiray Ciidamada Puntland ayaa waxaa soo dhaweyntooda ka qayb galay Xildhibaano saraakiil Iyo masuulo kalo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.