Shirkadaha Daallo iyo Jubba oo iska diifacay inay Xujaajta Soomalida dhacaan

xaj

Dhawaan bay ahayd Markii Wasaarada Awqaafta Iyo Diinta Puntland ku eedeeysey Shirkada Diyaradaha Jubba Iyo kuwa kale inay Lacag dheeraad ah ka qaadaan Shacabka Soomaliyeed waxaa kaloo uGu baaqay dowlada Soomaliya inay ka hortagto shirdaha Dadka Xujaajta qaada shaqadana lagu wareejiyo Wasarada Awqaafta Iyo Diinta Soomaliya.

Shirkadaha Daalo Iyo jubba ayaa waxay shir ay wadajir u qabteen ku sheegeen inuu yahay war been abuura warka sheegay in xujaajta lacag dheeraad ah laga qaado waxaa kaloo sheegeen waxa warka buun buuninaya muqalasiin doonaya inay dadka inay marin habaabiyaan.

Shacabka Soomaliyeed ee soo gudanaya Xajka ayaa waxaa laga qaada lacag dheeraad ah oo kabadan tan laga qaado ummadaha kale qaarkood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.