Cambaareeyn isdaba Jooga oo loo soo jeediyey Maamulka Axme Madoobe Xariga Sharci darada ah ee lagula kacay Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame

saabir

Ururada Difaaca Suxufiyiinta Caalamka ayaa Cambaareeyay Xariga Sharci darada ah ee lagula kacay Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame (Honest) oo shaqeeya talefishinka Somali Cable Xaruntiisa Magaalada Kismaayo oo mudo dhowr cisho ah u xiran Maamulka Kismaayo Ee Jubaland.

wariye saabir ayaa markii sadexaad ay xireen Maamulka Axmed madoobe ee ka taliya Magaalada Kismaayo kuwaas oo jirdil u gaystay mana ahan markii uGu horaysay oo wariye lagu xiro Kismaayo ama lamasaafuriyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.