Kulan looga Tashanaayey sidii Dhiibaatoyinka Axmed Madoobe Ku haya shacabka Jubbaland ayaa ka dhacay Muqdisho

madoobe

Kulan ay ku yeesheen beel kamida beelaha daga Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka isi soo taraya oo Axmed madoobe ku hayo shacabka Jubbaland gaar ahaan kuwa Kismaayo Jooga, Kulankaan ay yeelatay beesha kumade ayaa waxaa kaloo lagu cambaareey dhibka Axmed Madoobe kawado Kismaayo sida Xariga, Masaafurinta, xildhibaanda, wariyaasha, siyaasiyinta Iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Ugu dambayntii waxaa kulankaas ka hadlay Cabdulaahi Ciilmooge oo ah gudoomiya xisbiga Xiis waxuuna sheegay wali ma dhicin Xildhibaan la masaafurinaayo Iyo wariyaal la xiray sida saabir Cabdiqaadir Warsame, waxaana loo baahan yahay buu yiri ciilmooge Maamul ka madax banana shaqsi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.