Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo Shirkad Maaliyadeed Magaciisa ku furtay iyo Dhalinyarada Somaliland oo Askarta Dalka Qadar qoranaya

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland Dr Sacad cali shiro oo markii u horaysay ka hadlay shirkad gaara oo uu safiir baashe cawil Iyo asaga ka furteen imaaradka islamarkaana uu ku tilmaamay wasiirku inay tahay shirkad maalgashi taaso siduu sheegay inaga caawinaysa in maalgashi aynu helno madaama aan nala aqoon sanayn.

Wasiirka  Arimaha Dibada Somaliland waxaa kaloo ka hadlay Dhalinyaro qoranaysa Ciidmada wadanka Qadar kuwaas oo ku qulqulaya wadaankaas waxuuna shegay inay jiraan balse wax ka ogayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.