Wabiga Shabeele Ee Mara Hiiraan Ayaa la sheegey In uu Gurey

wabi

Maamulka Degmada Baladwayne ayaa waxaa kormeel kutageen Wabiga Shabeele ee dhex mara Magaalada Baladwayne Kaas oo ay ku timid Biyo yaraan, Ujeedka kormeerka ay ku tageen Maamulka Baladwayne ayaa ahaa sidii ay usoo ogaan lahaayen inta ay dhan tahay Biyo yaraanta ku timid wabiga Shabeele.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.