Dhagesyo:Cabdi Qaybdiid oo umahad Ceshay Madaxwayne Farmaajo iyo Khayre Sheegayna inuu dil ka badbaaday

qaybdiid

Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraaid ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday hoygiisa, Cabdi Qaybdiid waxa uu sheegay in Ciidamadda weerarka ku qaaday hoygiisa ay kasoo baxeyn Dugsiga tababarrada Janaraal Goordan,islamarkaana ay taageero Dowladda imaaraaadka Carabta.

Waxaa kaluu Cabdi qaydiid uga Mahadceliyey Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Iyo Raysawasaare Khayre Jawaabta dag daga ee ayuga bixiyeen weerarkii lagu qaaday Gurigayga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.