Daawo:Dugsi Loogu Magac Daray Allaha Unaxariistee Abwaan Cabdiqaadir Xirsi YAM-YAM ayaa laga dhagax Dhigay Caabudwaaq

yam

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga dhagax dhigay Iskuul loogu Magacdaray Allaha Unaxariistee Abwaankii Soomaliyeed Cabdiqaadir Xirsi Siyaad YAM YAM, Munaasabadii lagu dhagax dhigaayey Iskuulkaan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug, Maamulka Dagmada, Xildhibaano Iyo Marti sharaf Kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.