Daawo: Maamulka Degmada Luuq ayaa qalab waxbarasho ku wareejiyey iskuulada Luuq sida uu kusoo waramayo Wariye Abdinur Shikir

luuq

Maamulka degmada Luuq ayaa agab waxbarsho ku wareejiyey Lix Iskuul oo kamida iskuulada degmada Luuq ee gobolka Gedo munaasabadii lagu wareejinaayey qalabkaas waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta waxbarashada degmada Luuq Iyo Maamulka Iskuulada Luuq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.