Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Labaad ee Jubbland ayaa kawar bixiyey Xaalada qalifsan ee ay ku jirto Jubbaland

luga dheere

Madaxwayne Kuxigeenka Labaad ee maamul Goboleedka Jubbaland ayaa waxuu soo gaaray Muqdisho qorshaha uu ku yimid ayaan la aqoon ujeedkiisa waxaana magaalad Muqdisho loogu sameeyey xaflad uu kaga waramay Xaalka qalafsan ee ay ku jirto Jubbland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.