Daawo:Munaasabadii Soo dhaweynta Madaxwaynaha Soomaliya oo hada ka socota Halka Jamacada Umada faraceeda Caabudwaaq

farmaajo

Madaxwaynaha soomaliya  Maxamed cabdulaahi farmajo Iyo wafti hogaaminaayo ayaa shalay goor dambe soo gaaray Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxana hada kasocda Halka Jamacada Ummada faraceeda degmada Caabudwaaq xafladii lagu soo dhaweeyey Madaxwaynaha Iyo waftigiisa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.