Akhriso:Qaar kamida Odayaasha Gobolka Banaadir oo kawal walsan in xilka laga qaado Thaabit

tabit

Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa xalay shir ku yeeshay qaar kamida odayaasha dhaqanka gobalka Banaadir.

Shirkaan ayaa waxaa loogu hadlay Xil kaqaadis lasheegay in lagu sameynaayo gudoomiyha gobolka Banaadir iyo waxa hor taagan shirkii loogu hadli lahaa Maqaamka gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa laga soo saaray bayaan madaxda sare looga codsanayo inuu qabsoomo shirka looga tashanaayo aayaha gobalka Banaadir.
Tabit
Tabit

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.