Amaanka Hirshabelle oo la sheegay inuu faraha ka baxay,kadib Weerarada Shabaab oo sii kordhay.

Sayid Xasan Cali wasiir Dowlihi hore ee wasarada Beeraha ee mamulka Hirshabeele oo lahadlay idacada kulmiye ayaa waxa uu shegay in in guud ahaanba amniga deeganada  mamulka Hirshabele uu  faraha ka baxay isagoo sheegay in degooyinka Maamulka aay wada go’an yihiin sidoo kale, waxa uu sheegay in ay ka shaqeyn lacagta shinka Soomaaliga ah magalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiraan.

Wasiirka ayaa arintaasi ku sheegay inay sabab u tahay kadib markii ay sii kordheen Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan degaanada Hirshabelle.

Maalmihii lasoo dhaafay deegano iyo dagmooyin katirsan maamulka Hirshabeele waxaa kataagnaa dagalo udhaxeeyo dagalamayaasha al shabab iyo ciidamada dowlada soomaliya.

Shabaab ayaa sii kordhiyay Weerarada ay ka geysanayaan Degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobalada shabeelaha dhexe iyo Hiiraan uu maamulo Maamulka hirshabelle

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.