Daawo:Qasaare Gaystay ayaa waxuu ka kacay Magaalada Muqdisho

dab

Waxaa Magalada Muqdisho ka kacay dab aad u wayn oo qasaare gaystay waxuuna dabka ka kacay mid kamida Kaamamka barakacayaasha ee ku yaala Sayidka ee magaalada muqdisho, dabka ayaa waxuu baabi’ey guryihii ay daganaayeen dadka Barakacayasha dabka ayaa waxa ladhaliyey Koronto sida ay sheegeen gurmadka dabdamiska Gobolka Bnaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.