Baarlamaanka Hirshabeelle oo yeeshay kulan ay kaga doodeen Amniga

Xildhibanada Hirshaabeele ayaa waxay ka doodeen amaanka guud ee degaanada Hirshabeele gaar ahaan wadada isku xirta Jowhar Iyo Baladcad oo marar badan ciidamada Dowlada Iyo alshabab iska horimaad ku dhex maray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.