Dhagayso: Galmudug oo Mamnuucday in deegaanadeeda ay ka shaqeeyaa Gaadiidka aan sharciyaysneyn

Taliyaha ilaalinta Wadooyinka dowlad Goboleedka Galmudug Daahir Caseyr oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in deegaanada Galmudug laga mamnuucay gawaarida aan laheyn sharciga gaadiidka ee xiligaanka Shaqeeya deegaanada Galmudug.

Taliyaha ayaa waxa uu tilmaamay in gaadiid aan laheyn sharciga gaadiidk uusan ka dhex Shaqeyn Karin deeganada galmudug laga bilaabo Maalinta Berito ah oo Isniin ah kuna beegan 15/1/2018.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.