Daawo:Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Muqdisho ku soo bandhigay Buug uu ugu magacdaray Heybso Dhaqankaaga

xaashi

awxaa Magaalada muqdisho ka dhacday Buug cusub oo loogu magac daray Hayso Dhaqankaaga waxaana qoray Gudoomiyaha aqalka sarre Cabdi xaashi Munaasabadii lagu soo bandhigaayey buugaan waxa kazoo qayb galay Wasiirro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahanno, Qorayaal iyo Ardaydada Jaamacadaha .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.