Xilhibaan Daahir Amiin jeesow oo Taageero u muujiyay militiriga Somalia ee gobalka Hiiraan

jeesow

Xubno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo ciidamada Milatariga ku taageerayo Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda G/Hiiraan.

Xildhibaan daahir Amiin jeesow oo ka mid ah xildhibannada Baarlamaanka Federaalka Somaliya oo  ku sugan  Magalaada Baladweyne ayaa sheegay in  shacabka ku nool gobolka looga bahan yahay inay tageeran Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee howlgalada ka wada qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.