Haween Soomaaliyeed Oo Isu Xil-Qaamey Wax U Qabashada Caruurta Danyarta Ah Iyo Kuwa Darbi Jiifka ah ee Ku Nool Magaalada Kismaay

Haween Soomaaliyeed ee kismaayo ayaa isu Xil saaray Wax U Qabashada Caruurta Danyarta ah iyo Kuwa Darbi Jiifka ah ee Ku Nool Magaalada Kismaayo Ayaa Baaq U Direy Hay’adaha Samafalka Iyo Madaxda Ugu Sareyso Maamulka Jubaland Si Wax Looga Qabto Xaaladaha Nololeyd Iyo Tan Waxbarasho Ee Caruurtaasi.
Hoos Ka Daawo warbixnta maxamed Kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.