Daawo:Bananbax Lagu taageerayo Nabada Garbahaarey oo wasiiro kaqaygaleen laguna dhaliilaayo Masuuliyiin ka been sheegay amaanka Garbaharay

Waxaa Magaalada Garbaahareey ee gobolka Gedo ka dhacay Banaan bax Nabadeysan oo lagu taageeraayo Nabada iyo Horumarka ka jiro Degmada Garbahaareey Laguna Dhaliilaayay Shaqsiyaad Madaxda Jubbaland ah oo sheegay inaysan Garbaaharey Nabad ahayn.

Bananbaxaan Lagu taageerayo Nabada ayaa waxaa kaqayb galay wasiirka cadalada Jubbland Aadam awhirsi, wasiir dowladaha aminga Jubbaland Kaliil, gudoomiyaha Gobolka Gedo Iyo qaybaha kala duwan ee bulshada garbaaharey.
Hoos kadaawo warbixintii wariye warsame Haaji

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.