Garoonka Diyaardaha Degmada Baardheere ayaa waxaa kasocda dib udhis Balaaran

baardheere

Garoonka diyaaradaha Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa kasocda Dib dhis balaaran oo lagu sameynaayo Runwayga Diyaardaha kusoo caga dhigtaan, dhismaahaan lagu sameynaayo garoonka diyaradaha degmada baardheere ayaa waxa dhismo lagu sameeynayaa xafiisyadii uu halaan lahaa garoon ka diyaaradaha.

wararkeena dambe Ayaan masawiro Iyo Video idinku soo gudbinaynaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.