Madaxwaynaha Soomaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Carmo ee Gobolka Bari

farmajo

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay Safarka madaxweynaha oo dhinaca dhulka ah waxaa ku wehlinayey Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas),wasiiro iyo xildhibaanno ka kala tirsan golayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.