Qarax goor-dhaw ka dhacay Muqdisho.

deg

Dad goob joogayaal  ayaa sheegay in uu qarxay gaari ay wateen laba ruux oo marayay xaafada taleex kuwaas oo dhaawac uu soo gaaray gaarigiine uu bur-buray.

Ciidamada amaanka oo goobta soo gaaray waxay xaqiijiyeen in qarxaan nuuciisa uu ahaa midka dhajiska ah, Waxaa kaloo ciidamada ay tilmaameyn in ay baari doonaan shaqsiga qaraxa gaarigiisa loogu xiray.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.