Muuqaal:Jaamacada Gedo ayaa laga dhagax dhigay magaalada Beled Xaawo

baladxaawo

Waxaa Magaalada Baladxaawo ee gobolka laga dhagax dhigay dhismaha Jamacada Gedo Waxaana Dhagaxdhiga dhismaha aya yeelan doonta Jaamacada Gedo ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Baladxaawo.

Waxagaradka Iyo Gudiga Jaamacada Gedo ayaa waxay ka codsadeen in laga qayb qaato dhismaha Jaamcada Gedo e degmada Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.