Maqal iyo Muuqaal+Sawiro:Banaanbax lagu taageerayo Nabada iyo Codsi lagu dalbanaayo Madaxwaynaha Soomaliya inuu yimaado Caabudwaaq

Banaanbaxaan oo ay soo qaban qaabiyeen dhamaan ardeyda waxkabarta Iskuulada magaalada Caabudwaaq ee Midowga Iskuulada RESCO ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu muujiyo Nabadda ka jirta Degmada Caabudwaaq Iyo sidoo kale Codsi in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo booqasho kumarayo qaar kamid ah gobolada dalka in uu yimaado Caabudwaaq si uu u arko hormarada kala duwan ee ay gaareen Bulshada Caabudwaaq iyo Amniga ka jira degmada.
Wasiir kuxgieenka Wasaaradda Amniga Galmudug Mahad Xasan Maxamed ayaa ka qayb galay Banaanbax lagu muujinayay Nabadda kajirta Degmada Caabudwaaq.


cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.